JUBANET

 

Home

        Wararka Soomaaliya & Caalamka  
    
Hay'adda Q.M oo ka hadashay abaaraha ka jiray gobolada dhexe ee Somalia.  

(Mogadishu, Saturday ,1 March 2008,

Warbixin ay soo saartay hay’adda qaramada Midoobe uqaalbisan arimaha gargaarka bani’aadanimo ayay ku sheegtay in abaaro xaagan ay ku dhufteen Gobolada Mudug iyo Galgaduud kaasoo ay ka sii dartay ka dagaal markii ay ciidamada Ethiopia tageen qaybo kamid ah gobolka Galgaduud.

Warbixintaani oo bishiiba mar ay soo saarto hay’ada Qm uqaalbilsan arimaha gargaarka bani’adanimo ayay ku sheegtay in abaaro xaagan ay ku dhefteen ku waasoo ka sii dayara Gobolada Galgaduud iyo Mudug oo kamid ah Gobolada Dhexe ee dalka Somalia.

Warbixintaani ay soo saartay Hay’adda Qm waxa ay walaac ka muujisay dagaaladii ka dhacay degmada diinsoor ee gobolka baay koofurta soomaaliya halkaasoo oo ay ku dagaalameen ciidamada dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda.