|
|
Ragow Runta Sheega Dhibaatada Jirta |
Khadro
Osman.
Qoraal hore ayaan wax
yar ka sheegay arrin tiiraanyo ku haysa dadka reer Kismayo iyo guud
ahaan gobollada Jubooyinka. Waxaan kaga hadlay arrimo aan ku dhaliil
sanahay Suldaanka Beesha Sade ee Jubootyinka Max’ed Madoobe Yarow, oo
lugu eedeeyo in uu masuuliyada waxyaabo ay ka mid yihiin iska horkeenka
dadka Jubooyinka.
Akhri |
|
|
Cabdalla Sudani, Xubin Sare Oo Al-Qacidada Geeska
Afrika Kamid Ahaa Ayaa Loo Badinayaa Inuu Ku Dintay Dagaaladii Kismaayo |
JN.
4 September, 2008.Cabdalla Al-Sudaani oo ah hogaamiye sarre oo la
aamisan yahay in uu ka tirsanaa dad ay Mareykanku raadiyaan kana mid
ahaa Al-Qaacida ayaa lugu dilay dalka Soomaaliya gaar ahaan dagaaladii
ka dhacay Kismayo , sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan magaalada xeebta ah
ee kismaayo. Akhri |
|
|
Dhaq-dhaqaaqa Ganacsi ee Dakada Kismaayo Oo Mudo
Ka Badan Bil Xaniban |
JN.
1 sebtembar 2008:
Mudo bil ah oo
degkada kismaayo ay san kusoo xiran wax gaadiid ah ayaa waxaa taasi ay
saameyn kuyeelatay dad aad u tiro badan oo u xoogsi tagi jiray Ayadoo
muruqmaalkuna ay taas ku micneeyen in ganacsatada reer kismaayo ay ka
gaabiyeen kaalintoodii ganacsi hadii ay ahaan la heyd ayaa ay yiraahdeen
soo dajinta badeecoyinka iyo dhoofinta.
Akhri |
|
|
Xubin Kamid ah Al-qaacida Oo Lagu Tuhunsan Yahay
Inuu Jooga Soomaaliya |
JN.
1 sebtembar 2008:Saalax
Cali Nabhaani oo ka mid ah sadex nin oo uu Mareykanku sheegayo inuu ka
doondoonayo gudaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay wuxuu soo direy
fariin Muuqaal ah oo ku cadeeyey in uu ku sugan yahay gudaha Soomaaliya,
isla markaana uu ka barbar dagaalamayo xoogaga Islaamiyiinta ee ku sugan
Koonfurta Soomaaliya.
Akhri |
|
|
Dowlada Kumeel Gaarka Oo Sheegatay Ina Ay Kismayo
Dib-u Qabanayso |
|
JN.
1 sebtembar 2008:Dowladda
KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay ay la wareegi doonto Magaalada
Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Akhri |
|
|
Al-Qaeda Oo Ka Hadashay dagaalada Soomaaliya |
JN
1 Sebteeber 2008:
Waxaa laga joogaa wax ka yar asbuuc markii wargayska loo yaqaan Los
Angels Times uu wax ka qoray xirrirka udhaxeeya Alqaeda iyo Alshabaab
asagoo waliba hadalo ka soo xiganayay Muqataar Roobow oo ah afhayeenka
ururka Alshabaab.
Akhri |
|
|
Muqdisho Beelbaa iska Leh: Hadalkii Dheere - Waa
Layaabe Beesha Hawiye Ma Qarnigii 2aad Bay Joogaan Mise 21aad. |
JN. 1 sebtember 2008: Waxaa dad badan oo
Soomalia ah dhakafaar ku noqotay hadal ka soo yeeray Afhayeenka guurtida
golaha dhaqanka Hawiye ee dhinaca Siyaasadda Mudane Cabdulahi Dheere.
Marka uu leeyahay Muqdisho beel baa iska leh miyuusan ka warqabin in ay
tahay caasimad Somaliyeed sidoo kalena Beesha uu sheegtay looga
badanyahay magaalada Muqdisho.Akhri |
|
Mareykanka oo laga cabsi inay hawlgal ciidan ka
fuliso Gudaha Soomaaliya |
|
Si weyn ay iskula
dhexmarayaan laamaha sirdoonka reer Galbeedka waxaa aad loo hadal hayaa
weerar xaga cirka ah oo ay maraakiibta iyo diyaaradaha dagaalka
Mareykanka Galbeedka ka geystan qaybo ka mid ah Soomaaliya.
Akhri |
|
|
Dunida Muslimka Oo Diyaar Garowday Bisha
Barakaysan Ee Ramadaan. |
|
Inkastoo ay wax iska caadiya tahay in inbadan oo kamid ah wadamada
islaamka ay kala soomaan hadana inbadan oo kamid ah ayaa si wada jir ah
u sooma,ayaga oo cuskanaya kala duwanaanta waqtiga iyo xiliga oo is
dabomarsan.
Akhri |
|
|
Ilaalada xaduuda Kenya & maleeshiyo dhoobleey u
dhalatay oo dhibaatooyin u gaystay dad ka gudbayay xaduuda Kenya iyo
Somalia. |
|
Ciidamada Booliska dalka Kenya
ayaa dhibaatooyin xoogan oo isugu jira dil iyo xarig u geysta Dad
somaliyeed oo dooneyay in ay ka gudbaan Xadka ay Soomaaliya iyo Kenya
wadaagaan.
Akhri |
|
|
BBC Ma Al-Shabaabaa Mise Waa Warbahin Calamiya? |
 JN.
30 Agost 2008. Warbahinta BBC waxay si ula kac ah ula dagala-
maysay dad gooniya iyo qabailo gooniya,
Akhri |
|
|
Dilal Qorshaysan Oo Ka Dhacay Kismayo. |
JN.
Kismaayo 30 Agost 2008: Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena waa
ay ku dhaawacmeen kadib markii caawa fiidkii nin ku hubaysan batoolad uu
ku dilay Agagaarka shirkada Dahabshiil oo u dhaw Goobta looyaqaano
Somali star. Akhri |
|
|
Dowladaha Yeman iyo Hindia oo ka arinsanya sidii
ay iskaga kaashan laahyeen burcad badeeda Somalia . |
JN
Agost 30, 2008. Ciidamada badaha ee Dowladaha India iyo Yemen
ayaa ka arinsanaya qorshe wadajir ah oo ay ilaalo uga qabanayaan xeebaha
gacanka cadmeed ee ku dhow Soomaaliya si ay ula dagaalamaan kooxaha
burcada ah ee Soomaalida ee afduubta gaadiidka badaha gacanka cadmeed ku
safra.
Akhri |
|
|
Hadalkii ka yeeray C/laahi Yusuf oo laga yaabo in
uu ku waayo saaxibo badan oo garab u ahaa. |
JN.
30 Agost, 2008: Kadib markii kulan aad u balaaran ay xubanaha
baarlamka iyo sadexda masuul ee ugu saraysa dowlada iskugu
yimaadeen,iyaga oo masuuliyiinta qorshohoodu ahaa gudbinta waxyabihii ka
soo baxay kulankoodii adis ababa iyo qodobadii ay isla mel dhigiin,balse
buuq iyo sawaxan hareeyay hoolka ay barlamku ku shirsanayeen ayaa
sababay aflagaado aad u fool xun oo uu madaxwaynuhu ku hadlay.
Akhri |
|
Barre
Hiiraale: Maahi Dayuus - Waxaan Diidanahay Dulmiga Aniga iyo Ehelkayga
Lagula Kacayo.
29 Agost 2008. |
| |
|
Yaasiin Nuur Gaas Oo Gaaray Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo |
Baadheere:
29 Agost 2008. Saraakiil, dhalinyaro iyo Odayaal ka soo hayaamay
magaalda Kismaayo oo uu horkacayo Yasin Nuur Gaas - Raadeer ayaa gaaray
magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
Akhri |
| |
|
Wada-tash Aad U Sareeya Oo Beesha Sade uga Socda
Magaalda Garbohaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo. |
Garbohaareey:
29 Agost 2008. Wajigii hore ee wada tashi aad loo soo agaasimay ayaa
maanta ka furmay magaalda Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo.
wadaxaajoodkan oo ku aadan colaada cusub ee ka aloosantay gobolada
Jubooyinka ayaa waxaa si weyn u abaabulaya duqayda dhaqanka beesha Sade
iyo maamulka gobolka Gedo.
Akhri |
| |
|
Maxaa La Gudboon Maxaakiimta Jubooyin |
A.M.ELMI.
( Fikirka Akhrista) Sida muuqata waxaa loo kabbo gashan yahay hawshii oo
dhan isugu soo ururtay ku mashquulka qancinta qabaa'iilada isku midka ah
ee hadana midba gaarkiisu durbaanka u tumanayo, sidii iyagoo cirka soo
dumin kara hadii maslaxadda tuugtooda la waayo,
Akhri |
| |

Males Zenawi oo Weeraray Dalalka reer
Galbeedka |
| |
|
TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa
Ilayhi Raajuun.
Bahda
Jubanet waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan qoyska reer
Shire iyo reer Haji Dabcasar, ayagoo uga tacsiyaynaya geeridii ku timid
Alle ha naxariistee Warfaa Cali Shire oo ku geeriyooday Magaalda
Nashville, TN ee dalka Mareykan.Waxaan eheladii iyo qaraabadii uu ka
tagayba Eebe uga baryaynaa inuu samir iyo imaan ka siiyo asagana janadii
Fardowsa ka waraabiyo Amin, Amin,Amin... |
| |
Hooyo
Ma layska Kacsanayay Mise Waa La Iska Kicinayay?!
Dr. Qasim Hirsi |
| |
Ray’ul
Caalamka Oo laga Qanciyay in Kismaayo Qabiilo Ku Dagaalameen. |
| |
Diyaarada
Lagu Rasaaseeyay Kismaayo Oo Ka Degtay Garoonka KM 50 |
| |
| |
Al-shabaab
Oo Looga Awood Batay Magaalada Kismayo |
| |
Col.
Barre Hiiraale & Ciidankiisii Oo Ku Xoolo Qashay Magaalada Faa-fax-dhuun |
| |
|
War saxafadeed: Cambaareyn Weerarka Ksiaamyo oo
Soo Saaray Ururka Horumarinta Jubooyinka |
| |
Ururka
Suxufiyiinta ASOJ Oo Ugu Baaqday Yusuf Indhacade In Uu Sii Daayo
Wariyayaasha Ajanibigaa. |
|
Wararkii
Ugu dambeeyay ee Xaalada
Magaalada Kismaayo. |
| |
Kismaayo
oo laga cabsi qabo daggal mar kale ka bilowda. |
| |
Axmed
Walad Cabdalla oo kutilmaamay Qabsashadii Magaalada Kismaayo ee Xoogaga
kasoo horjeeda dowladda iyo Itoobiyaanka tallaabo dhaqaale doon ah.
|
| |
Xasan
dahir oo taageeray xasuuqa kismayo iyo Shariif Axmed oo
canbaareeyay. |
| |
Barre
Hiiraale oo Gaaray Baardhere Kadib Markuu Ka Baxay Kismaayo |
|
|
Ururuka Al-shabaab Iyo Midowgii Maxkamadaha Oo
Qabsaday Magaalada Kismaayo. |
| |
|

|

|
|
Maliishiyada Islaamiga |
BBC Laanta Soomaaligu Siday Dagaalka Kismaayo Uga
Qeyb Gashay? Ma Waxay La Jirtaa Al-Shabaab? |
| |
|
Magaalada
Kismayo oo Gacanta u Gashay Isbahaysi Cusub!
By
Gurato |
|
Kismaayo: Dagaal lagu hoobtay oo saaka dib uga
qarxay magaalada kismaayo |
|
QAAR KA MID AH CULUMADA SOOMAALIDDA OO BAYAAN KA
SOO SAARAY DAGAALLADA KA SOCDA MAGAALADA KISMAAYO |